Home » Cayaaraha

Man United oo si dirqi ah uga badisay Manchester United.

MANCHESTER:- Kulan Xiisa badan ayaa dhexmaray Labada Naadi ee iksu Magaalada ah Man United iyo Man City.
Ciyaarta ayaa waxaa ay kusoo dhamaatay 2:1 oo ay Guusha kuraacday Nadigaa Manchester United Waxaana goolka Guusha Man udhaliyay Weyn Roonay, waxaana ay sii adkaysay Horyaalka.
 Read More →

Faah Faahi Dheeraad ah Kulanka Man United iyo Man City.

LONDON:-Galabta Cayaarta ugu soo horaysa ee Horyaalka Dalka England waa kulanka ugu xiisaha badan ee isha lagu hayo Todobaadkan ee England, oo Maxaa yeelay waxaa wada Cayaaraya Laba naadi oo isku Magaalo kadhisan, Xifaaltana uu kadhaxeeyo, hadana han kawada leh Horyaalka Dalka Ingiriiska.
Macalinka Kooxda Man United Fargusan ayaa muujiyay in kulanka uu yahay mid aan lasaadaalin karin Marka laga tago… 

Chelsea iyo Real oo doonista Cesc Fabregas kaga horeeya Barca.

LONDON:-Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa aqbashay Fursada kaliya ee ay kula loomai karto Kooxahaa Real Madrid iyo Chelsea taas oo ku wajahan saxiixa Xidiga naadiga Arsenal Cesc Fabregas, oo la aamisan yahay in hadii lacag Fiican lagu heli Bisha June uu katagi doono Kooxdiisa.
isbuucan ayaa Naadiga Barcelona ay kudhawaaqday in uu dhintay dalabkeedii Cesc, Kooxdana ay Suuqa kala iibsiga ugu tala… 

Drogba oo Chelsea isaga tagaya Bisha Juun.

PARIS:-Kooxda Kubada cagta Olympique Marseille ayaa rajo kaqabta in uu dib ugu soo laabta weeraryahankoodii hore ee haatan Uciyaara kooxda Chelsea Didier Drogba Marka uu Furmo Suuqa kala iibsiga Bisha Juun.

Jariirada The Daily Express ee kasoo baxda Dalka England ayaa soo qortay in Naadiga l’OM ay isku dayi doonto sidoo ay Aduun lacageed oo gaaraya £5million ay dib ugu soo celin lahayeen Horyaalka… 

Arsenal oo weyn doonta Djourou.

LONDON:- Daafaca kooxda Arsenal Johan Djourou ayaa waxaa soo wajahay dhaawac, isagoo Maqnaanaya Kulanka ay kooxdiisa Lacayaari doono NAadiga Wolves Axada Soo socota.
 Djourou ayaa lasheegay in uu kudhaawacmay Cayaartii Bar bardhaca 4-4 kudhamaatay ee udhaxaysay Arsenal iyo Newcastle isbuucan, Waxaana uu dhaawaca kasoo gaaray dhanka Muruqa.
Daafacan dhaawaca soo gaaray ayaa lagu sheegay in uusan ahayn… 

Javier Pastore oo diiday Barcelona iyo Real Madrid.

ROMA:- Laacibka Kooxda kubada Cagta Palermo Waa Javier Pastore ayaa waxaa uu sheegay in aysan xiligan ku haboonayn in uu udhaqaaqo Naadiyaasha ugu Waa weyn Horyaalka Dalka Spain ee kala ah Real Madrid or Barcelona.
Pastore ayaa sheegay in ujeedadiisa ay tahay in uu helo boos joogta ah oo uu kacayaaro, gaar ahaan hadii uu kubiirayo kooxaha haatan doonaya.
“inta badan waan kahadlaa arinta Suuqa… 

Chelsea oo loo diiday weeraryahanka Bayer Gomes.

BAYER:-Weeraryahanka Kooxda Bayern Munich Mario Gomez ayaa Tilmaamay in Kooxda Chelsea ay usoo bandhigtay £35.7million si ay ula wareegto intii uu socday Suuqa kala iibsiga Bishii January.
 Laacibkan Naadiga Horyaalka Bundesliga ee Gomez ayaa sheegay in intii uusan Xirmin Suuqa kala iibsiga ay Kooxda Chelsea isku day day in ay lasoo wareegto.
Macalinka Kooxda Chelsea Carlo Ancelotti ayaa doortay… 

Khilaafkii ugu sareeyay oo soo kala dhex galay Madaxda XSKK, ka dib markii la lunsaday 40,000, $.

Amsterdam:-Khilaafkii ugu xooganaa abid ayaa  soo kala dhax galay maamulka ugu sareeya Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed ka dib markii la lunsaday lacag qiimaheeda lagu sheegay 40,000 oo doolar taasi oo loogu tala galay hor marinta XKK iyo waliba ka qeyb galida Tartan ciyaareed gabdho iyo wiilal isugu jira ee ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Qaarada Afrika.

Khilaafkaan oo ahaa mid maalmihii u danbeeyay… 

War Deg Deg ah:- Somalinewsonline.com iyo Codkadalka.com…

NAIROBI:-Warbaahinta Somalinewsonline ayaa waxaa ay Macaamiisheeda usoo kordhisay arin Xiiso leh, taas oo kusaabsan in Si Fudu ay dadka inooga Booqan karaan Cinwaanka ah www.Codkadalka.com.
Arintan ayaa Timid kadib Markii Dadweynaha Soomaaliyeed ay soo gudbiyeen in Si Deg deg ah Xal loogu raadiyo Magaca Somalinewsonline oo dadka qaarkood ku adkaatay qaabka ay kubooqan lahaayeen Magaca oo dheer iyo… 

Real Madrid Oo Sociedad Tustay In Ay Ka Awood Badantahay.

SPAIN:- Kooxda Kubadda cagta Real madrid ayaa habeenkii xalay ahaa waxay guuldaro dusha u saarisay dhigeeda Real Sociedad kadib markii ay 4 iyo 1 kaga badisay.
Real Madrid ayaa waxay goolasha kaga mahadcelinaysaa cayaaryahanadeeda kala ah :- Kaka, Ronaldo oo laba gool ah, iyo Adebayor oo Ku Cusub Naadiga halka Goolka afaraadna uu iska dhaliyay cayaaryahan A. Arbeloa oo u safta Real Sociedad.
Dhanka…